522

Somalida Maanta

Sunday, 6:00 pm to 7:00 pm

DJs: Salah Barre

International Community

Listen to the latest episode

Ku Soo Dhawow Idacadda KFAI iyo Barnaamijka Isku Xirka Bulshada
Welcome to KFAI Radio and Somalida Maanta Program

About Our Somalida Maanta Program:

Somalida Maanta Program waa idaacad u adeegta dadka Soomaaliyeed meel kasta oo ay ka dhegeystaanba gaar ahaan kuwa ku shaqan qaaraddan Woqooyiga America. Somalida Maanta xarunteedu waa Gobalka Minnesota oo ay ku noolyihiin jaaliyada ugu badan ee Soomaalida ah.

Somalida Maanta Program waxay dadka Soomaalidaa k acaawisaa ama ka wacyigalisaa dhamaan dhinacyada bulshada sida waxbarashada, dhaqanka iyo diinta suuban, caafimaadka, siyaasada, iyo dhamaan arrimaha lagama maarmaanka u ah jiritaanka iyo hore u marka Bulshada.

Somalida Maanta Program is a radio show designed to serve the Somali communities living in Minnesota and many other places in the world, by airing programs every Sunday from 6:00-7:00 pm Central Standard Time (CST). These programs cover issues related to health, education, culture, religion, Politics, and many other local community issues. It is a voice of the people, young, old, men, and women.

somalistoday@gmail.com

SUPPORT US

KFAI has been on the air for 40 years, and your involvement makes all the difference.

DONATE